Madaxda ururka Qaran oo ballan ku qaaday inay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga KULMIYE
Madaxda urur-siyaasadeedka Qaran ee xabsiga laga siidaayey ayaa caddeeyey in hadda laga bilaabo ay ka shaqaynayaan dhismaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, isla markaana soo bandhigay hindisayaal ay ku abuurayaan iskaashi siyaasadeed oo dhexmara ururka Qaran iyo xisbiga KULMIYE.
Halkan ka dhagayso qudbadii Dr. gaboose
iyo waraysi aan layeelanay
Cali jaamac (cali case)