Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Hambalyo u Diraaya Dadweynaha Reer Somaliland Munaasibada Ciida
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa iyo kan Xisbiga Kulmiye, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Xubnaha Barlamanka ee Xisbiga ka soo baxay, iyo taageerayaashaba,waxa uu Hambalyo u dirayaa dhamaan shacbiga Somaliland, gaar ahaan taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan gudaha iyon dibedaba, isaga oo uga Hambalyeynaaya Bisha Barakaysan ee Rammadaan ee dhamaatay iyo Ciida Fidriga Guddoomiyuhu Waxa uu ilaahay uga baryayaa shacbiga Somaliland inay sanadka sanadka xiga ku gaadhaan nabad iyo caano.
Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin
WABILAAHI TAWFIIQ
Md.AHMED MOHAMED SIILAANYO
GUDDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE