Ilaa horaantii bishan markii ay xukuumadda Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin xabsiga u taxaabtay hogaamiyayaasha urur siyaasadeedka Qaran waxa suuqyada magaalooyinka waaweyn ee Somaliland la isla dhexmarayay warar sheegaya inay arrintaasi ku lug leedahay dawladda Itoobiya.
Filed under KULMIYE by wajaale