Xildhibaannada Aqalka Wakiillada ayaa fadhi aancaadi ahayn oo ay shalay isugu yimaaddeen waxay mar labaad codka kalsoonida ah ugu qaadeen labada xubnood ee ay Komishanka Doorashooyinka u soo xuleen Guurtidu, kuwaas oo bil iyo badh ka hor golaha ka waayey kalsoonidii ay ku
Filed under KULMIYE by wajaale