the most corrupt and unaccountable government agencies in Somaliland.

Hargeysa, Somaliland, June 14, 2008 (SL Times) – the United Nations Development Programme on Thursday handed-over a total of 19 brand new vehicles to the Somaliland government in Hargeysa More on the most corrupt and unaccountable government agencies in Somaliland.

Permalink • Print

A Flawed but Enduring Leader Returns to Zimbabwe

Joao Silva for The New York Times

"No one must be killed fighting for me. We all are in the line of danger fighting for our country." MORGAN TSVANGIRAI

MORGAN TSVANGIRAI, the chief rival of Zimbabwe’s authoritarian president, Robert Mugabe, drove up to a Harare police station last year to check on dozens of his supporters inside on their bellies, being kicked, clobbered and stomped. More on A Flawed but Enduring Leader Returns to Zimbabwe

Permalink • Print

Xukuumadda Rayaale Iyo Shacbiga Reer Awdal Maxaa Ugu Jira Cadaawadda Xisbiga KULMIYE?

Faallo – Weriye Maxamed Cumar, Boorama

Tan iyo markii uu talada dalka qabtay Daahir Rayaale, waxay reer Boorama iyo guud ahaanba reer Awdal la yaabeen sida dhibta yar leh ee ay u fuuleen kursiga dalka ugu sarreeya, kaas oo ay aaminsanaayeen inay iska lahaayeen goboladii laga taageeri jiray SNM wakhtigii lagu jiray halgankii lagu xoreynayey Somaliland. More on Xukuumadda Rayaale Iyo Shacbiga Reer Awdal Maxaa Ugu Jira Cadaawadda Xisbiga KULMIYE?

Permalink • Print

“Waxaanu caddaynaynaa inaan dulqaad dambe u yeelan doonin…” Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga KULMIYE

        kulmiye1_flag.gif                         Hargeysa (kulmiye.info) – Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa cambaareeyey xadhigga Abshir Xasan Xaashi oo xubin ka ah Golaha Dhexe ee xisbiga, isla markaana sheegay in aanay dib ugu dulqaadan doonin, uguna adkaysan doonin, More on “Waxaanu caddaynaynaa inaan dulqaad dambe u yeelan doonin…” Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga KULMIYE

Permalink • Print

Isu Soo Bax Ballaadhan Oo Burco Ka Dhacay, Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Degdeg Xilka Looga Qaaday

Hargeysa (kulmiye.info) – Mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa xilkii ka qaaday Badhasaabkii Gobolka Togdheer, Cabdi Xuseen Dheere, waxana uu isla maanta u magacaabay Badhasaab cusub. More on Isu Soo Bax Ballaadhan Oo Burco Ka Dhacay, Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Degdeg Xilka Looga Qaaday

Permalink • Print